Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xafiiska Ra’isul Wasaare Rooble (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xafiiskiisa ku booqday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Axmed Madoobe iyo Ra’isul Wasaare Rooble ayaa kulan gaar ah ay yeesheen uga wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo xaflada caleemo saarka ah ee beri lagu wado in ay ka dhacdo magaalada … Continue reading Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xafiiska Ra’isul Wasaare Rooble (Sawirro)